Dowladda Mareykanka oo billaabay daad-gureynta muwaadiniintiisa ku go’doonsan dalka…

Diyaarad kira ah oo sidday daraasiin muwaadiniin Mareykan ah oo ka soo cararay rabshadaha kooxaha burcadda ah ay ka wadaan Haiti, ayaa ku degtay magaalada Miami ee gobolka Florida ee dalkan Mareylanka . Saraakiisha Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa sheegay, in dad ka badan 30 muwaadiniin Mareykan ah ay saaraayeen diyaaraddaasi ay dowladdu u … Continue reading Dowladda Mareykanka oo billaabay daad-gureynta muwaadiniintiisa ku go’doonsan dalka…